Dab Xooggan oo ka Kacay Buurta Daallo, Gurmad Degdeg ah oo socda Buurta Daallo ee gobolka Sanaag waxaa ka kacay dab xooggan oo sii fidaya sida ay sheegayaan ilo deegaanka ah, dabka ayaa ku faafay dhir badan oo ku taalla dhulka buuraha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Madaxweynaha Masar oo sheegay in nabad-gelyada bariga dhexe ay ku xirantahay helitaanka dowladda Falastiini ah Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in nabad ka dhalata bariga dhexe aan la gaari doonin ilaa laga dhiso dowlad madax banaan oo Falastiin ah oo lagu sameeyo xuduudihii 1967-kii. Waxa uu…
2 daqiiqo Dowladda Qatar oo war ka soo saartay booqashada madaxweynaha Soomaalila Ayadoo madaxweynaha Soomaaliland uu maalintii seddaxaad ku suganyahay caasimadda Dooxa ee dalka Qatar, ayay Wasaaradda arrimaha dibedda dalkaasi war ka soo saartay kulan dhex maray madaxweynaha Soomaaliland iyo Ra’iisul Wasaaraha,…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha Qatar oo Qaabilay Madaxweyne Cirro Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa maanta si rasmi ah ugu qaabilay magaalada Doha Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan MaxamedCabdillaahi(Cirro), oo booqasho rasmi…
1 daqiiqo Ciidanka Israa’iil oo dalbaday in si degdeg loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa Militariga maamulka Israa’iil ayaa dalbaday in si degdeg ah loo caddeeyo mustaqbalka marinka Qasa, ayagoo ka horyimid in Xukuumadda Tel Aviv ay dhulkaas wada qabsato oo gumaysato. TV-ga Channel 12…
1 daqiiqo Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Dadweynaha Ku Xiran Facebook-ga Goobjoog Waxaan si rasmi ah idiinla wadaagaynaa in boggeena rasmiga ah ee Goobjoog ee Facebook la jabsaday lagana saaray dhammaan maamulkii saxda ahaa ee gacanta ku hayay bogga. Waxaa hadda muuqda…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo loo magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Suudaanta Koonfureed Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa si rasmi ah loogu magacaabay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan dalka Suudaanta Koonfureed, sidoo kalena…
1 daqiiqo Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ka Hadlay Dagaalka Dhaqaale ee ay Dowladda Soomaaliya ku Qaaday Al-shabab. Toko56 is the best in the world bro Discover the finest Gucci replica bags that offer luxury and affordability. Find stunning Omega replica watches that combine elegance, durability, and precise…
2 daqiiqo Dowladda Eritrea oo si kulul u cambaareysay Dowladda Itoobiya iyo Khilaafka labada dowladood oo cirka isku shareeray Dowladda Eritrea ayaa si kulul u cambaareysay Dowladda Federaalka Itoobiya, iyada oo ku eedeysay inay wado olole diblomaasiyadeed oo loogu talagalay in lagu muujiyo Eritrea inay khatar ku tahay Itoobiya,…
3 daqiiqo Muxuu ka dhiganyahay Heshiiska Rwanda iyo DRC Congo? Dalalka Rwanda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo oo muddo dheer ay xurgufi ka dhexaysay ayaa heshiis nabadeed oo Mareykanka iyo Qatar ay dhexdhexaadiyaal ka yihiin ku kala saxiixday magaalada…