Itoobiya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay helitaanka Badda Cas iyo xasilloonida Geeska Afrika Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo saraakiil sare oo millateri ayaa Talaadadii magaalada Addis Ababa kulan kula qaatay General Dagvin R.M. Anderson oo ka tirsan Taliska AFRICOM ee Maraykanka, iyagoo diiradda saaray qorshaha Itoobiya ee raadinta marin badeed iyo iskaashiga amniga gobolka. 2 daqiiqo
1 daqiiqo DDS oo sii daysay 121 qof oo sharci-darro ugu xirnaa saldhigyada booliska Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Itoobiya (EHRC) ayaa sheegay in Xukuumadda Dowlad Deegaanka Soomaalida ay xorriyadda u fasaxday 121 qof oo muddo si sharci-darro ah ugu xirnaa saldhigyo kala duwan oo ku yaal deegaanada maamulkaas. Sidoo kale, waxaa cafis loo fidiyay laba wariye oo ka mid ahaa dadka xirnaa.
2 daqiiqo Turkiga oo Xirey Mas’uuliyiin lagu eedeeyay Basaasnimo Dowladda Turkiga ayaa xiray saddex sarkaal oo ka tirsan shirkadaha difaaca, kuwaas oo lagu tuhunsan yahay inay u basaasayeen dalal shisheeye, sida ay ku warantay xeer-ilaalinta magaalada Istanbul.
1 daqiiqo Somaliland oo shaacisay in 37,000 oo shil ay ka dhaceen deegaanadeeda Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland, Cismaan Afgaab, ayaa soo bandhigay warbixin culus oo muujineysa khasaaraha baaxadda leh ee ka dhashay shilalka gaadiidka ee muddadii shan sano ee ugu dambeysay.
1 daqiiqo War Degdeg ah: Xoogagga Taageerada Degdegga ah ee Sudan oo Ku Dhawaaqay Xabbad-Joojin Bini’aadantinimo oo Saddex Bilood ah Xoogagga Taageerada Degdegga ah (RSF) ee Sudan ayaa ku dhawaaqay xabbad-joojin bini’aadantinimo oo socon doonta saddex bilood, taas oo timid maalmo kadib markii taliyaha Ciidamada Dowladda Sudan, Abdel Fattah al-Burhan, uu diiday hindise caalami ah oo xabbad-joojin cusub ah.
1 daqiiqo Maxkamad ku Taalla Gaalkacyo oo Xukun Dil Ah Ku Riday Haweenay Lagu Eedeeyay Dilka Gabadh Ay U Shaqeynaysay Maxkamadda Darajada 1-aad ee Degmada Gaalkacyo ayaa maanta soo saartay xukun culus oo la xiriira kiiskii dilka Marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdille Wees, kaasi oo si weyn looga hadal hayay gobolka Mudug.
1 daqiiqo NIRA oo shaacisay tirade rasmiga ah ee qaadatay karaka aqoonsiga qaranka Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa shaacisay in in ka badan hal milyan (1,000,000) oo qof ay ilaa iyo hadda qaateen Kaarka Aqoonsiga Qaranka, waxaana la xaqiijiyay in dhammaan dadkaas ay si bilaash ah ku heleen kaarka, iyadoo aysan jirin wax lacag ah oo laga qaadayo bulshada.
1 daqiiqo Israa’iil oo duqeyn ku dishay Sarkaal sare oo ka tirsan Kooxda Xisbullaahi Milateriga Israa’iil ayaa dilay xubin sare oo ka tirsan kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan kadib weerar dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen duleedka koonfureed ee magaalada Beyruut ee caasimadda Lubnaan, inkastoo xabbad joojin laga gaaray dagaalka Israa’iil iyo Xisbullah.
1 daqiiqo Mucaaradka Soomaaliya oo cambaareeyay xarigga nabaddoon Xalane Mucaaradka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay xarigga dowladda Federaalka ay maanta ku qaaday nabaddoon Cabdirisaaq Nuur Xalane, xilli uu ka dhoofayay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
2 daqiiqo Trump oo laalay shuruucda ka ilaalin jirtay tarxiilka Soomaalida Minnesota Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyey go’aan culus oo uu ku laalay dhammaan shuruucdii ilaalinaysay in aan la tarxiilin Soomaalida soogalootiga ah ee ku nool gobolka Minnesota.