Labo Arrimood oo Shuruucda Amniga ee Baarlamaanka 11-aad Ansixiyey ay u Leeyihiin Dowladnimada Meel-marinta Hindisayaasha khuseeyo sugista Amniga iyo dib-u habaynta Hay’adaha Amniga sida Ladagaallanka Argagixisida, cunaqabataynta maaliyadeed ee cayiman, Hindisaha Hay’adda Socdaalka, Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka, Ilaalinta xogta ” Data Protection Bill… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Hey’adda IMF oo Sheegtay in Soomaaliya ay ka Gudubtay Hannaanka dib-u-eegista 5-aad ee Barnaamijka Deyn Cafinta Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay warbixinta qiimaynta dib-u-eegista 5aad ee Barnaamijka ECF ee hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda iyo Deyn Cafinta Soomaaliya. Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa warbixinta…
1 daqiiqo Xarunta Het’adda Maareynta oo Laga Dhagaxdhigay Magaalada Garowe Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan Wasiirka Gar-gaarka Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi iyo Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cusmaan Lugatoor ayaa…
1 daqiiqo Kalfadhiga Labaad Baarlamaanka Labadiisa Gole oo Lasoo Xiray Waxaa maanta si rasmi ah loo soo xiray Kalfadhiga labaad ee labada gole ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya, waxaana golayaasha intii uu socday fahigaan lagu ansixiyay dhowr hindise sharciyeed, kuwaas kasoo…
3 daqiiqo Akhriso: Sharciyadii Lagu Ansixiyay Golaha Aqalka Sare Kalfadhigii Labaad Senatorrada golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, ayaa waxaa lasoo xiray Kalfadhigiisii labaad, iyadoo golaha intii fadhigaas lagu jiray uu ansixiyay dhowr sharci, kuwaas oo kasoo gudbay golaha…
1 daqiiqo Dowladda Soomaliya oo Ka Qeybgashay Shirka Wasaaradaha Dhallinyada Jaacadda Carabta Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay shirka 46-aad ee wasiirrada Dhallinyarada iyo cayaaraha wadamada Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmay magaalada…
2 daqiiqo Wasaaradda Maaliyadda oo Soo Saartay Xeer Lacago Looga Qaadaayo Maxkamadaha iyo Qareennada Wasaaradda Maaliyadda oo kaashaneysa hoggaanka Hey’addaha Garsoorka ayaa xeer ka soo saartay Ajuurada (Lacagaha) laga qaadaayo adeegyada Maxkamaddaha iyo Khidmada Diiwangelinta Qareennada, kaas oo qeyb ka noqonaya canshuuraha wasaaradda ay…
1 daqiiqo Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiyaha Hey’adda iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland? Gudomiyaha hey’adda mareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray caasimadda Garoowe ee maamulka goboleedka Puntland. Wafdiga guddoomiyaha ayaa kulan la qaatay madaxweyne ku xigeenka ahna…
1 daqiiqo Guddoomiye Madaale oo Gaaray Boqortooyada Sucuudi Carabiya Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Saudi Arabia halkaas oo uga bilaawday booqasha rasmi…
1 daqiiqo Dhulgariir Cabrirkiisa Yahay 6.8 oo Ku Dhuftay Wadanka Ecuador Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 6.8 ayaa ku dhuftay xeebaha Koonfureed ee wadanka Ecuador ee dhaca Latin America, waxaana lasoo warinaa in ay jiraan khasaare dhimasho iyo burbur dhimayaal, sida mas’uuliyiinta…