2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Ruushka Ku Eedeeyay Inuu Sun Halis ah u Isticmaalay Dagaalka Ukraine Maraykanka ayaa ku eedeeyay dowladda Ruushka in uu jebiyey sharciga caalamiga ah ee mamnuucida hubka kiimikada,isaga oo u dagaalka Ukraine u adeegsadey sunta halosta ah chloropicrin , taas oo aan la ogoleyn dagaalka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada Dadka Ku Dhintay Waddo Ku Duntay Shiinaha oo Sii Korortay iyo Dowladda oo Ka Hadashay Tirada dadka ku dhintay burburka waddo weyn oo ku taalla koonfurta Shiinaha ayaa gaartay 36 qof, iyadoo kooxaha gurmadka ay wadaan dadaallo ay ku doonayaan inay ku soo saaraan gawaari iyo dad ay ku duntay wadada.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Gambia oo Xiriirka u Jartay Israel, Iyadoo Kamid Noqotay Dowladaha Tallaabadaan Qaaday Madaxweynaha Colombia Gustavo Petro ayaa ku dhawaaqay inuu qorsheynayo inuu xiriirka diblumaasiyadeed u jaro Israel, sababo la xiriira dagaalka ay ka wado Marinka Gaza, kaasoo xad-gub ku ah xuquuqda aadanaha.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Looga Shakisan Yahay Koox Yuhuud Xagjir ah oo Lagu Qaaday Masjid Ku Yaalla Poland Hogaamiyayaasha siyaasadda ee dalka Poland ayaa cambaareeyay weerar bambaano ah oo lagu qaaday macbad ku yaala magaalada Warsaw, weerarkaan ayaa la ogeyn sababta ka dambeysay iyo inuu yahay fal la xiriiro weerar Argigixiso.
1 daqiiqo Sheeko:War Shaqaalaha Google oo Cabasho Ka Muujiyay Heshiiska Dhowaan Shirkaddu La Gashay Israel Koox kamid ah shaqaalaha Google-ka ayaa Isniintii Cabasho u gudbiyay Guddiga Xariirka Shaqaalaha Qaranka ee Maraykanka, taas oo ku saabsan wax ay ku tilmaameen eryid sharci-darro ah oo lagula kacay 50 shaqaalaha kamida.
2 daqiiqo Sheeko:War Waa Maxay Sababta Dalalka laga Mamnuucay WhatsApp Wali looga isticmaalo? Tobanaan milyan oo dad ah ayaa isticmaalaya habab farsamo si ay si qarsoodi ah u galaan WhatsApp-ka dalalka laga mamnuucay sida uu warbaahinta u sheegay madaxa qeybta farriimaha ee Shirkadda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Sheegay Inaan Israel iyo Xamaas Laga Aqbaleyn Fashilinta Heshiiska Xabadjoojinta Qaza Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa la kulmayey hoggaamiyeyaasha Israa’iil isaga oo riixaya heshiis xabbad-joojin ah oo u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, xilli sheegay in waqtigii heshiiska la gaaray.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Foolkaano Ka Qaraxday Indonesia oo Lagu La’yahay 15 Ruux, Halka Gurmad uu Socdo Ugu yaraan 15 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku naf waayeen, halka kumanaan kun oo kale laga daad gureeyay foolkaano ka qaraxday jasiiradda Ruang oo ka tirsan gobolka Sulawesi ee dalka Indonesia.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 27 Falastiiniyiin ah oo Lagu Dilay Rafax , Xilli Maanta Qaahira Israel iyo Xamaas ay Ku Shirayaan Ugu yaraan 27 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay oo ay ku jiraan caruur iyo haween badan weerarro habeenimo ah oo Israa’iil ay ku qaaday marinkaRafah, Saraakiisha Xamaas ayaa lagu wadaa in ay u safraan caasimadda Masar.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Ruusha oo Xabsiga Dhigtay Laba Wariye oo Lagu Eedeeyay Arrimo Xagjirnimo Laba wariye oo Ruush ah ayaa loo xiray eedaymo la xariira xagjirnimo, waxayna wajahayaan eedaymo ah inay u shaqaynayeen koox uu aasaasay siyaasiga mucaaradka Ruushka Alexey Navalny, waxaana lagu eedeeyay arrimo dhowr ah.