WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH GOOBJOOG FM, September 2015 Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad bil kastaa uga barateen iney soo gudbiso,warbixintan ayaan diirada ku saarnaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga, bil walba koror iyo hoos u dhac wixii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Kalluumeysatada Gobalka Mudug Oo Dib u Shaqo Billaabay Ka dib caqabado badan oo soo wajahan Kallumeysatada Soomaaliyeed ee ku sugan gobalka Mudug ayaa waxaa u suurta gashay in dib ay u billaabaan shaqooyinkooda caadiga ahaa. Cabdullaahi Faarax oo…
1 daqiiqo Mas’uuliyiin Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Jubbaland Oo Garbahaarey u Jooga Xallinta Xiisad Ka Jirta Degmadaas Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo xildhibaanno ka tirsan Jubbaland ayaa degmada Garbahaarey waxay u joogaan sidii ay ku xallin lahaayeen xiisad maalmihii ugu dambeeysay…
2 daqiiqo Kulamo Looga Hadlayay Dardar Gelinta Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Oo Ka Dhacay Baydhaba Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, waxaa ka dhacay kullamo ballaaran oo ay lahaayeen madaxda maamulka Koonfur Galbeed iyo guddi isku dhafka ah ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, iyadoo kulamada…
1 daqiiqo Dowladda Oo Wada Qabanqabaada Munaasabadda Maalinta Calanka Soomaaliyeed Xukuumadda Soomaaliya ayaa wada qaban-qaabada xuska maalinta calanka Soomaaliyeed 12-ka Octobar oo maanta ku beegan. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi xayir (Maareeye) ayaa ka hadlay Qaban qaabada Xuska…
4 daqiiqo Wax Ka Baro Sooyaalka Taariikhda Calanka Soomaaliyeed Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 61-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay Calanka, Calankeeda…
1 daqiiqo Maalinta Calanka Soomaaliyeed oo Loo Dabbaaldagayo Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyn, 61-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay Calanka, Calankeeda…
1 daqiiqo Wadada Wadnaha Oo Lagu Dhisi Doono Canshuurta Laga Qaadayo Shacabka Muqdisho Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo maanta kormeer ku tagay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhawaan la dhagax dhigi doono…
1 daqiiqo Gaadiid uu La Socday Hogaamiyaha Daacish oo La Weeraray Dowladda Ciraaq ayaa goor shaacisay in ay weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday hogaamiyaha Daacsih Abuubakar Al-Baqdaadi. Warka waxaa uu intaa ku darayaan in weerarka uu ka dhacay Xadka…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Maanta Dhagax Dhigay Xarun Laga Hagi Doono Hawada Soomaaliya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta dhegax dhigay xarun laga hagi doono hawada Soomaaliya, lagalana socon doono diyaaradaha dul maraya hawada dalka. Ugu horeen waxaa halkaasi…