2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawlad Goboleedka Galmudug oo u Dabbaaldegtay 17 Sanoguuradii Dhismaheeda Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa la asaasay Agoosto 2006, waxa na iminka ku sugan Madaxweyne Xasan Sheekh oo u jooga hoggaaminta dagaalka dib-u-xoreynta dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Xamse oo Guddoomiyey Shir loo ga Hadlayey Deyn-cafinta iyo Waxa Xigi Doona Shirka ayaa lagu soo bandhigay talo-bixin ay sameeyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka, oo ka kooban lix qodob oo taabanaya qorsheyaasha horumarineed.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Wasaaradaha Maaliyadda ee Labada Heer Dawladeed Shirkaan ayaa u socday wasaaradaha maaliyadda ee Dawladda Federaalka, Dawlad Goboleedyada, iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yuusuf Madaale oo Dhagax Dhigay Waddo Cusub oo Laami ah Waddadaan cusub ayaa isku xiri doonta waddooyinka Suuq Bacaad iyo Jen. Daa’uud ee Degmada Yaaqshiid, Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Sudan oo Dib u Qarxay, Xilli Qaramada Midoobey Walaac ay Muujineyso Dagaal u dhexeeya millateriga Suudaan iyo xoogagga mucaaradka ah ayaa mar kale dalkaas dib uga qarxay.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wadatashiga Warasaaradaha Maaliyadda Heer Federal iyo Heer Gobol oo Muqdisho Ka Furmay Shirkaan ayaa inta uu socdo waxaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha xeerka mideynta Cashuuraha, dib-u-habeynta Maaliyadda iyo dhamaystirka sharuudaha deyn cafinta.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa hadda si kumeelgaar ah u la deggan Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dab Xooggan oo Baabi’iyey Magaalo ku Taal Mareykanka iyo in ku Dhow 100 Ruux oo ku Geeriyootay Tirada dhimashada dadka ayaa gaartay 89 qof Sabtidii, taas oo ka dhigaysa dabkii ugu dhimashada badnaa Maraykanka muddo qarni ka badan.
2 daqiiqo Sheeko:War Ganacsatada Qaadka Kenya oo Ka Cabanaya Suuqa Soomaaliya Hoos U Dhac Ku Yimid Beeralayda qaadka ee dalka Kenya ayaa sheegay inuu jiro hoos u dhac ku yimid iibka Soomaaliya la geeyo , kadib markii ay dowladda Soomaaliya siisay Itoobiya 10 maalmood oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 53 Ruux oo Muslimiin Mayanmar ah oo Ku Waxyeeloobay Shil Doon iyo Dhimasho Ka Dhacday Meydadka 23 qof oo muslimiinta Rohingya ah oo ka baxsanayay gobolka Rakhine ee dalka Myanmar ayaa la soo saaray, kaddib markii ay la degtay dooni yar oo ay la socdeen.…