Dhageyso Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News 1 daqiiqo
1 daqiiqo Qaramada Midoobey iyo Midoowga Yurub oo ugu Baaqay Ra’isulwasaare Cumar in uu Soo Dhiso Xukuumad Wadaag ah Qaramada Midoobey iyo Midoowga Yurub ayaa so dhaweeyey ansixinta Ra’isulwasaare Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke, waxayna ku baaqeen in Cumar uu soo dhiso xukuumad tayo leh, islamarkaasina dadka oo dhan ay…
1 daqiiqo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Masar Cabdifataax Siisii oo Kulmaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu todobaadka dambe magaalada Qaahiro kula kulmo madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Siisi sida wakaaladda wararka ee dalka Turkiga Anatolia ay kasoo…
1 daqiiqo Waxgaradka Ku Dhaqan Degmada Cadaado Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Saaxo (Dhageyso) Waxgaradka ku dhaqan magaalada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka jira deegaanka Saaxo oo duleedka uga yaala gobalka Mudug. Waxa ay sheegeen in dagaalada…
1 daqiiqo Soomaalida Ku Dhaqan Koonfur Afrika Oo Xilligaan Wal Wal Soo Wajahay (Dhageyso) Sanadka walba markii la gaaro bisha ugu dambeysa ee 12-aad ama December waxaa wal wal xoogan oo soo wajahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ganacsiga ku haysta wadana Koonfur Afrika. Sida dhacday…
1 daqiiqo Puntaland “Maamulo Ku Dagaalamay Saaxo Malahan Ee Waa Qabiil Waxa Dagaalamaya” Maamulka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku sheegay wararka sheegaya in dagaaladii shalay ka dhacay deegaanka Saaxo uu u dhaxeeyo maamulka Gal-mudug iyo Puntland. Gudoomiye ku xigeenka maamulka Mudug ee…
1 daqiiqo Maamulka Gal-mudug Oo Sheegay In Ay Wadaan Qorshe Lagu Xalinayo Dagaalo Ka Dhacay Deegaanka Saaxo Maamulka Gal-mudug ayaa sheegay in hadda ay wadaan qorshe ay ku doonayaan in lagu damiyo xiisadaha ka jira deegaanka Saaxo ee duleedka gobalka Mudug, halkaasi oo shalay dagaal xoogan uu…
1 daqiiqo Dowladda Maraykanka Oo Soo Dhaweysay Kalsooni Siinta Baarlamaanka ee Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Dowladda Mareekanka ayaa soo dhaweysay Kalsooni siintii shalay ee xildhibaanada Baarlamaanka ku siiyeen Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, waxaana dhanka kale ay ku baaqeen in madaxda dalka ay wada…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanka Saaxo Oo Dagaal Uu Ka Dhacay Wararka ka imaanaya deegaanka Saaxo ee duleedka gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi saaka ay ka yara degan tahay sidii shalay, ka dib dagaalo ka dhacay. Ciidamadii shalay halkaasi ku…
3 daqiiqo Wasiir Baafo “Waxaan Rabnaa In Shaqooyin Badan Aynu Ka Qabano Wabiga Shabelle Sanadka Soo Socda” Sii hayaha xilka wasiirka wasaaradda Beeraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Axmed Baafo oo u waramay Goobjoog Fm ayaa sheegay in mudadii uu xilkaan hayay ay isbedal xoogan ku sameyeen tabcashada…