1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalada wariye Cabdirisaaq Black oo soo hagaageysa Waxaa soo hagaagaya xaalada wariye Cabdirisaaq Aadan Cilmi (Black) oo shalay koox hubeysan ay ku dhaawaceen xaafada Black Sea ee magaalada Muqdisho. Dhaqaatiirta ku howlan daweynta wariyaha ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda dowladda oo si isku mid ah u cambaareeyay qaraxii xalay Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si isku mid ah u cambaareeyay qarax dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay xalay fiidkii hore maqaaxi lagu qaxwaynayo oo ku taalla wadada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin ku saabsan khasaraaha qaraxii xalay ka dhacay maqaaxida Oromo (Dhageyso) [huge_it_slider id=”68″] Waxaa soo baxaya faah-faahin dheeraad ah oo la xiriira khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo xalay fiidkii ka dhacay maqaaxida Oromo Coffee oo ku taalla wadada Maka Al-Mukarama,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho, dhaawac iyo burbur hanti oo ka dhashay Qaraxii Maka Al-Mukarama. Qaraxa ayaa ka dhacay goob lagu qax-weeyo oo ku taala Wadada Maka Al-mukarama ee bartamaha caasimadda Soomaaliya ee Muqdishu, Wariyeheena ibraahim france oo ku sugan goobta uu qaraxu ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah: Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdishu Warar hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya qarax weyn oo ka dhacay wadada Maka al-mukarama ee bartamaha magaalada Muqdishu. Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada Dowaldda Federaalka ah ay halkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaflad lagu wayneynayo maalinta calanka oo lagu qabtay Garoowe (Dhageyso) Munaasabad lagu xusayo calanka baluuga ah ee Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay maanta oo Axad ah xarunta Jaamacadda Bariga Africa ee Garowe. Waxaa ka soo qeyb galay xafladan madaxwaynaha maamulka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan oo dib u furay safaraadii Shiinaha ee Soomaaliya Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay safaaradii Shiinaha uu ku lahaa caasimada. Munaasbada lagu furayay safaarada ayaa waxaa goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ oo si kulul u cambaareysay weerarka lagu dhaawacay wariye Black (Dhageyso) Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya ee NUSOJ ayaa cambaareeyay weerar maanta koox hubeysan ay ku dhaawaceen weriye Cabdirsaaq Jaamac Cilmi (Black) oo ku sugnaa meel u dhow hoygiisa magaalada Muqdisho. Xoghayaha guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 12-ka October: 60 sano ayaa laga joogaa markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed Calankeena Buluuga ah ee xidigta shanta gees leh in muuqaal ahaan sidaan uu u qurux badnaado ma ahayn wax si sahal ah lagu keenay, waxaa u dhabar adeegay muwaadin Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli iyo Gaas oo Garoowe ka furay barnaamijka siyaasada deegaanka Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta daah furay barnaamij lagu soo bandhigay siyaasada deegaanka oo lagu qabtay xarunta hay’adda PDRC ee magalada Garowe. Barnaamijka siyaasada…