1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo gargaar deg deg ah gaarsiineysa goobaha lala wareegay (Dhageyso) Wasaaradda arimaha gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in gar gaar deg deg ah la gaarsiin doono dhammaan degmooyinka ay dowladda kala wareegto xarakada Al-shabaab. Wasiirka wasaaradaasi Cabdullaahi Goodax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan tilmaamay in qabsashada Baraawe ay fursad weyn u tahay dowladda (Dhageyso) Mid ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowadda Federaalka ee Soomaaliya ay ahmiyad gaar ah u leedahay la wareegista magaalo xeebedka Baraawe. Aqoonyahan Mukhtaar Rooboow oo Khabiir dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: 22 ka tirsan Al-shabaab ayaan ku dilnay Buula Gaduud Sida ay qortay wakaalada wararka Shiinaha ee Xinhua, ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay ku dileen 22 dagaalyahan oo ka tirsan xarakada Al-shabab dagaal ka dhacay deegaanka Buula Gaduud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada midoobey oo soo dhoweysay qabsashada magaalo xeebeedka Baraawe Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Necholas Kay ayaa soo dhaweeyay dib u qabashada magaalada Baraawe oo ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka KMG Jubba oo sheegay in Al-shabaab ay ka saari doonaan Jubbooyinka (Dhageyso) Maamulka ku-meel gaarka ee Jubba ayaa sheegay in si toos ah uu u bilowday howl gal ay ugu magac dareen Atlantic kaa oo ay sheegeen in xarakada Al-shabaab uga saari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas oo wafdi ka socda Midowga Yurub kula kulmay xarunta maamulkaas ee Garoowe Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wafdi ka socda Midowga Yurub maanta kula kulmay xarunta maamulkaas ee Garoowe. Safiiro ka kala socday wadamada Ingiriiska, Sweden, Norwey , Nederland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergo hor leh oo ku biiray shirka wada tashiga ee Garbahaarey Ergooyin hor leh ayaa lagu soo waramayaa in ay ku soo biireen shirka wada tashiga ah ee ka soconaya degmada Garbahaarey. Nabadoon Maxamed Cabdi oo ka mid ah guddiga farsamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax khasaare sababay oo ka dhacay suuqa degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaas uu maanta ka dhacay qarax xoogan oo sababay dhaawaca dad shacab ah. Qaraxa ayaa ka dhacay gudaha suuqa wayn ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka NUSOJ oo ka dalbaday xukuumadda Soomaaliya in la sii daayo suxufiyiinta idaacada Shabeelle Ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa xad gudub ku tilmaamay xariga xukun la’aanta ah ee ay ku jiraan xuxufiyiinta iyo milkiilaha idaacada Shabeelle. Xoghayaha guud ee ururka NUSOJ Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo soo dhoweeyey qabsashada Baraawe, Cadale iyo Buuraha Galgala Ergeyga gaarka ah ee dowladda Maraykanka u qaabilsan Somaaliya James P. McAnulty ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo howl galka midowga Afrika ee soomaaliya ugu hambalyeeyey guulihi ugu dambeeyey ee ay…