Aqalka Cad ayaa xaqiijiyay in laba askari oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Qaranka Mareykanka (National Guard) la toogtay, iyadoo warbixin uu soo dhigay madaxweynaha Donald J. Trump uu ku sheegay in labada askari ay yihiin kuwo si daran u dhaawacmay, laguna dabiibayo laba isbitaal oo kala duwan.