Soomaaliya oo war kasoo saartay kulamada ka socda Addis Ababa iyo qodobada ilaa hadda laga wada hadlay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta kulan laba-geesood ah la yeeshay dhigiisa, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya, Mudane Amb. Mesganu Arega. 2 daqiiqo
1 daqiiqo DEG DEG: Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya oo war kasoo saartay eedeyntii dowladda ee dagaalka ee Doollow Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay xuntahay bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee soo baxay 23-ka Disembar 2024, kaas oo ku eedaynayay ciidammada Itoobiya in ay ka qeyb qaateen dagaalkii shalay ka dhacay degmada Doollow.
1 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Wadahadal khadka Taleefanka ah la Yeeshay Dhigiisa DRC Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa wada hadal wax ku ool ah khadka telefoonka kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo, Thérèse Kayikwamba Wagner.
1 daqiiqo Laamaha ammaanka Galmudug oo gacanta ku soo dhigey nin loo haysto dilka sargaal lagu toogtay dhuusamareeb Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigey nin loo haysto dilka sargaal ka tirsanaa ciidamada oo lagu toogtay magaalada dhuusamareeb.
1 daqiiqo Sarkaal ka tirsanaa Booliska Soomaaliya oo Dhuusamareeb lagu dilay Taliye Xasan Quuri, oo ka mid ahaa saraakiisha firfircoon ee Booliska Soomaaliya, ayaa xalay lagu dilay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug.
1 daqiiqo Dawladda Soomaaliya oo Cambaaraynaysay Falka Xadgudubka ah ee Ciidamada Itoobiya ka Geysteen Doolow Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysay falka xadgudubka ah ee maanta ay Ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Wada-hadallo Rasmi ah la leh Dhiggiisa Masar Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu wada-hadallo rasmi ah kula leh dhiggiisa Masar, Mudane Badar Cabdilati.
2 daqiiqo Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda degmada Doolow iyo Ciidanka Itoobiya oo lagu eedeeyay faragelin Wararka ka imanaya degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa xaqiijinaya inuu halkaasi ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).
1 daqiiqo Israa’iil oo qiratay in ciidankeeda ay waxyeello ka soo gaartay qarax ka dhacay ka dhacay marinka Qasa Idaacadda ciidamada Israa’iil ayaa sheegtay in 3 askari oo Israa’iiliyiin ah ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kuwaas oo mid ka mid ah ay xaaladdiisu halis tahay, ka dib markii taangi marayey marinka Qasa qaraxyo bumbo lala eegtay.
1 daqiiqo Trump oo sheegay inuu soo afjari doono colaada ka aloosan gobolka Bariga Dhexe iyo Ukraine Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu isbadel weyn ku samayn doono siyaasadda arrimaha dibedda ee dalkiisa, islamarkaana uu soo afjari doono dagaallada ka socda meelo badan oo caalamka kamid ah.