Madaxweynaha Somaliland oo kulamo ka waddda Imaaraadka Carabta Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maalintii labaad ku guda jira Safarkiisii Shaqo ee uu ku tagay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta waxa uu kulan mihiim ah leeshay ๐๐ก๐๐ข๐ค๐ก ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ง ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐๐ฅ ๐๐๐ค๐ญ๐จ๐ฎ๐ฆ oo ah Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Raysal Wasaaraha Dalka Imaaraadka Carabta , isla markaana ah Amiirka Mandaqadda Dubia. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis dhanka difaaca iyo warshadaha ah Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Azerbaijan Mudane Zakir Hasanov ayaa magaalada Baku ee caasimadda Azerbaijan ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka difaaca iyo warshadaha ah
1 daqiiqo QM oo sheegtay in dib u dhiska marinka Qasa ay ku baxayso $53 bilyan oo dollar Dib u dhiska Qasa iyo wax ka qabashada masiibooyinka bini’aadantinimoย ee ay sababeen weerarrada Israa’iil waxay u baahan doontaa in ka badan $53 bilyan, iyada oo $20 bilyan loo baahan yahay saddexda sano ee ugu horreysa, sida lagu sheegay qiyaas ay sameysay Qaramada Midoobay.
1 daqiiqo Militariga Suudaan oo ku gacan sayray dalab uga yimid Imaaraadka Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa sarkaal ka tirsan dowladda isku tagga Imaaraadka ayaa sheegtay in Abu Dhabi ay ugu baaqay dhammaan dhinacyada ku sugan Suudaan in ay ixtiraamaan bisha Ramadaan oo xabbad-joojin biniโaadantinimo ay hirgeliyaan
2 daqiiqo Burcad-badeed Soomaaliyeed oo la sheegay inay qabsadeen doon kalluumeysi oo Yemeni ah Warbixin ay soo saartay howlgalka Midowga Yurub ee badaha Bariga Dhexe (EUNAVFOR Atalanta) ayaa lagu sheegay in koox burcad-badeed Soomaali ah la tuhunsan yahay inay qafaasheen doon kalluumeysi oo Yemeni ah meel u dhow Xeebaha Geeska Afrika.
1 daqiiqo Golaha Wasiirrada Sucuudiga oo soo saaray qaraar ay ku diiddan yihiin barakicinta falastiiniyiinta Wakaaladda wararka Sacuudiga ayaa sheegtay in Golaha Wasiirada Sacuudiga ay si cad u diideen hadalada xagjirka ah ee Israel ee ku aaddan barakicinta shacabka Falastiin oo la doonayo in dhulkooda laga raro.
1 daqiiqo Trump oo sheegay in Falastiiniyiintu ay dalal kale dhulkooda wax ku yeelan doonaan Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dadka reer Falastiin ee marinka Qasa ay wax ku yeelan doonaan dhulka dalal kale, taas oo muujinaysa in qorshaha barakicintu uu dhab ka yahay.
1 daqiiqo Madaxweyne Erdogan “waa in degdeg loo soo afjaro gumeysiga Israaโiil” Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyib Erdoฤan oo ka hadlayay xaaladda marinka Qasa iyo tillaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaadeen Israaโiil iyo Mareykanku ayaa sheegay in loo baahanyahay in la soo afjaro gumeysiga maamulka Israaโiil, islamarkaana la dhiso dowlad madax-bannaan oo falastiin leedahay.
1 daqiiqo Madaxweynaha Soomaaliland oo rajo ka muujiyay in Mareykanku uu aqoonsado maamulkiisa Madaxweynaha Soomaaliland Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay shirka dowladaha adduunka ee magaalada Dubai ayaa sheegay inuu rajo ka qabo in Mareykanku uu noqdo dalka ugu horreeya ee aqoonsado Soomaaliland.
1 daqiiqo Shilalka diyaaradaha oo ku soo badanaya dalka Mareykanka Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay ka dib markii diyaarad ganacsi ay ku kacday dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka diyaaradaha Scottsdale ee gobolka Arizona, sida ay sheegeen mas’uuliyiintu.