2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 5 wariye oo lagu diley Qasa 5 wariye oo uu ku jiro Anas al-Sharif oo ahaa kamid ah warfidiyeenkii ugu caansanaa ee sanadihii la soo dhaafay ka soo waramayay xaaladda Qasa ayaa saacado ka hor lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa kasoo baxay kulankii maanta dhexmaray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mucaaradka Soomaaliya? Fadhigii afaraad ee wada-hadallada u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa maanta dib loogu ballamay maalinta Arbacada soo socota, kaddib markii labada dhinac aysan ku heshiin…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland”Koonfur Galbeed iyo Galmudug waxay ku joogaan sharci-darro” Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa sheegay in doorashadii Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ay ragaadisay nidaamka maamul-goboleedyada, taas oo keentay in muddo-xileedyadii qaar ka mid ah maamullada ay dhaafaan xilliga sharciga ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhaqaatiirta caalamka oo ka digaya cudurro halis ah oo ka dilaacay Marinka Qasa Dhaqaatiirta dunida ayaa si weyn uga digaya cudurro halis ah oo ka dilaacay marinka Qasa, ayagoo sheegay in gaajada, nafaqada darrada iyo nadaafad xumada halkaas ka jirtaahi ay horseedeen xanuunno…
1 daqiiqo Sheeko:War Maraykanka oo Sheegay In ay Ka Fiirsanayaan Aqoonsiga Somaliland Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa xalay ka hadlay suurtagalnimada in Maraykanku aqoonsado Somaliland, kaddib markii la weydiiyey haddii ay Washington diyaar u tahay in ay tallaabadaas qaado. Trump ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masuuliyiin ka tirsan dowladda Ghana oo ku dhintay shil diyaaradeed Dowladda Ghana ayaa xaqiijisay in laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda, oo ay ku jiraan Wasiirka Difaaca Edward Omane Boamah iyo Wasiirka Deegaanka Ibrahim Murtala Muhammed, ay ku dhinteen shil…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Shuruud uga dhigeysaa dadka ka dhoofaya Gudaha dalka Aqoonsiga Qaranka Muqdisho, waxaa maanta ka dhacay kulan muhiim ah oo u dhexeeyay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) iyo Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, kaas oo diiradda lagu saaray is-waafajinta adeegyada…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada Dowladda oo Burburiyay Suuqa Siinaay Saaka aroortii hore ayaa ciidamada dowladda Soomaaliya waxay bilaabeen howlgal ballaaran oo burburin ah oo ka socda Suuqa Siinaay ee magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa sheegay in cagaf-cagafyo culus lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud oo Shaaciyay in Dowladda Soomaaliya Lagu Wareejiyay $500,000 oo Ku Jiray Akoonno Argagixiso lala Xiriiriyay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta shaaciyay in gacanta lagu hayo kiisaskii ugu badnaa ee la xiriira lacag-dhaqid iyo maalgelinta kooxaha argagixisada, kuwaas oo gaaraya in ka badan…
2 daqiiqo Sheeko:War Starlink oo Si Rasmi ah uga Howlgashay Soomaaliya: Internet Xawaare Sare leh balse Qaali ah Adeegga internet-ka dayax-gacmeedka ee Starlink, oo ay leedahay shirkadda caanka ah ee SpaceX, ayaa si rasmi ah uga bilowday shaqadii gudaha Soomaaliya. Tani waxay albaab cusub u furaysaa helitaanka internet…