Dab Xooggan oo Qabsaday Mid Kamid ah Dekadaha Jabuuti iyo Khasaare Ka Dhashay Wararka ka imaanaya dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegaya inuu dab qabsaday dekadda weyn ee ku taalla magaala madaxda dalkaas, kaas oo aan faahfaahin dheeraad ah laga hayn waxa sababay iyo khasaaraha. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Muxuu Ku Qotomaa Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Kusoo Gaaray Addis Ababa? Wasiirka arrimaha Dibadda dalka Turkiga Hakan Fidan ayaa goor dhow gaaray Magaalada Addis Ababa, Wafdiga Wasiirka waxaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo la filayo iney kulan la qaataan gaar ah.
1 daqiiqo Israel oo Shaacisay Iney Duqeyn Diyaaradeed Ku Dishay Hoggaamiyihii Milatariga Ururka Xamaas Ciidamada maamulka Israa’iil ayaa sheegay in taliyihii ugu sareeyay militariga Xamaas Mohammed Deif lagu dilay duqeyn ay ka geysteen marinka Qasa, maalmo ka hor oo ku beegan 13-kii bishii la soo dhaafay ee July.
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Dilka Madaxii Xafiiska Siyaasadda ee Ururka Xamaas Ismaaciil Haniya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cambaareysay falkii Arbacadii shalay ay Israa’iil ku dishay madaxii xafiiska siyaasadda ee ururka Xamaas Ismaaciil Haniya.
1 daqiiqo Madaxii Siyaasadda Ururka Xamaas iyo Qaar Kamid ah Ilaaladiisa oo Lagu Dilay Magaalada Tehran Wararka ka imaanaya magaala madaxda dalka Iiraan ee Tehran ayaa sheegaya in madixii xaafiiska siyaasadda ururka xamaas Ismaaciil haniyah iyo qaar kamida ilaaladiisu ay dhinteen ka dib markii lagu wareeray guri ay magaaladaas.
2 daqiiqo Madaxweynaha Turkiga oo Sheegay in Laga Yaabo Inay Gudaha u Galaan Israa’iil si loo Caawiyo Falastiin Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha Turkiga ayaa ku dhawaaqay, in laga yaabo in Turkiga uu gudaha u galo Isra’il, si la mid ah sidi ay horay uga sameeyeen Liibiya iyo Nagorno-Karabakh, taas oo lagu caawinayo Falastiiniyiinta dhiban.
1 daqiiqo Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shir Ku Saabsan Qorista Qorshaha Qaranka Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey Hannaanka Qorista Qorshaha Isbeddelka Qaran iyo Muhiimmadda.
2 daqiiqo Madaxda Ugu Sareysa Dalka oo Siweyn Uga Tacsiyeeysay Geerida Ku Timid Sheekh Cismaan Xidig Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada, culumaa’udiinka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay.
1 daqiiqo Caalimkii Weynaa ee Soomaaliyeed Sheekh Cismaan Xidig oo Muqdisho Ku Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Sheekh Cismaan Xiddig oo kamid ahaa Culimada Soomaaliyeed kuwa ugu waaweyn, uguna magaca dheer, kaas oo soo saaray culimo badan oo diinka uu baray.
1 daqiiqo Turkiga oo Soomaaliya u Soo Diraya Markab Shidaal iyo Gaas Ka Baara Xeebaha Soomaaliya Turkiga ayaa xeebaha Soomaaliya u soo diri doona dabayaaqada sanadkan markab sahamin doona shidaal iyo gaas, Qorshahaan ayaa qayb ka ah heshiis iskaashi oo ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, sida ay sheegtay wasaaradda tamarta.