U bood dhigaalka

Qoor qoor oo lagu Soo dhaweeyay Garawe.

Sheeko:Dalka

waxaa goordhaw gaaray magaalada Garowe ee xarunta gobalka Nugaal wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay dhigiisa Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland .

Qoor Qoor ayaa inta uu ku sugan yahay Garowe waxa uu ka qeyb gali doona shir sanadeedka machadka Heritage oo sanadkan lagu qabanayo Garowe.

Mawduucyada:Gobollada