U bood dhigaalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo u ambabaxay dalka Jabuti

Sheeko:Dalka

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa goordhaw safar ugu ambabaxay dalka Jabuti.

Ra’iisulwasaare Xamsa ayaa casuumaad ka helay dhiggiisa Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti, Cabdulqaadir Kaamil Maxamed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo Jabuuti waxa uu kulamo ku saabsan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada waddan uu la yeelan doonaa madaxda Jabuuti.
May be an image of 13 people, people standing, footwear and suit
Goobjoog News