Rugaha ganacsiga dowlad goboleedyada ayaa kasoo horjeedtay warqad dhowaan kasoo baxday Rugta ganacsiga Soomaaliya iyaga oo sheegay in rugta waqtigeedii uu dhammaaday, aysan awood u laheyn in ay soo saarto warqad, waxaana ay ku eedeeyeen maamulka uu gyudan waayay shadii loo idmaday, sida lagu xusay warsaxaafadeed ay wadajir usoo saareen.
Goobjoog News