Saraakiil Ka Tirsan Nabad Sugidda Oo Maalintii Labaad Ku Xiran B/weyne

Saldhigga magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku xiran saraakiil ka tirsan Nabad sugidda, waxaana ammarka lagu xirey bixiyey guddoomiyaha cusub ee gobolkaasi Yuusuf Dabageed.
Saraakiishan xiran ayaa kala ah taliyahii Nabad sugidda Hiiraan iyo sidoo kale kan B/weyne.
Sababta ugu weyn ee loo xirey ayaa lagu sheegay in ay diideen xilka iney wareejiyaan kadib markii dhowaan uu xilka ka qaaday madaxweyne Waare.
Dhanka kale, xiriir aynu la sameennay mas’uuliyiin sare oo maamulka Hiiraan ah ayaa ka gaabsaday in arrintan a faah faahin dheeraad ah naga siiyaan.
Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale
Goobjoog News
Picdwo ckzegi Sale cialis where to buy cialis
Qfvywm esbsod sildenafil 100mg generic for cialis