Sh/dhexe: Beeraleyda Oo Bilaabay Tacabka Bariiska

Beeraleyda magaalada Jowhar ee Shabeella Dhexe ayaa bilaabay tacabka bariiska ,kadib markii ay ka soo kabteen fatahaadaha Wabiga Shabelle ee magaladaas saameeyay.

Waxa ay shegeen in aysan jirin cid ka caawisay in markale dib ay u beertaan beerahooda, balse iyaga kaliya ay isku howleen sidii ay tacabkooda usii wadan lahaayeen.

Waxa ay shegeen in maamulka degmaadaas, kan gobolka iyo maamulka Hirshabelle intaba aysan xil iska saareyn sidii beeraleeyda ay u dhiiro-gelin lahaayeen.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW