Shariif Xasan Oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Sh/hoose

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Shabellaha Hoose ee maamulkaasi.

Shariif Xasan ayaa xilkaan u magacaabay Saciid Cumar Xasan Zubeyr, wuxuuna sheegay inuu yahay shaqsi kasoo bixi kara howsha loo igmaday.

Waxa uu Shariif Xasan u rajeeyey in guddoomiyaha cusub ee maxkamadda Sh/hoose shaqadiisa uga soo baxo sidii loogu talogalay.

Halkaan hoose ka akhriso:

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW