U bood dhigaalka

Shariif Xasan Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey (Akhriso)

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilka kaga qaaday taliyahii ciidamada nabad sugidda ee gobolka Baay, Ibraahim Isgowe Ibraahim.

Shariif Xasan ayaa wareegtadan ku sheegay in taliyaha uu gudan waayay shaqooyinkii loo dhiibay, lana shaqeyn waayay wasaaradda amniga ee maamulka K/galbeed.

Halkaan hoose ka kahriso wareegtada:

Goobjoog News