Somaliland: Ciidanka Somaliland Weli May Gaarin Xuduuda Rasmiga Ah

Somaliland ayaa qoraalka ka soo saartay  xiisadda Tukaraq iyada oo warbixinta lagu sheegay in Somaliland ay aqbashay go’aanka IGAD kaas oo ahaa in shacabka isku gudbi karaan, hey’adaha gargaarka inay ka shaqeyn karaan goobaha colaadda ka jirto iyaga oo Puntland ku eedeeyay inay dhammaan arrimahaas jabiyeen.

Dhinaca kale, Hargeisa waxaa ay Garoowe ku eedeysay inay ka shaqeyneyso fad-qalalo iyo xiisado cusub, waxaa kale oo qoraalka lagu sheegay in Somaliland aaney gaarin xadkii rasmiga ahaa ee ay lahaayeen.

Qoraalkan Sii-Akhri:

Related Articles

One Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW