U bood dhigaalka

Soomaaliya oo Magacaawday Guddi ka Shaqeeya sidii loo Hawlgelin lahaa Diyaaradda Somali Airline

Sheeko:Dalka

Wasaaradda duulista iyo hawada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacaawday guddi ka kooban 7 xubnood kuwaas oo ka tala bixiya sidii dib loogu hawlgelin lahaa diyaaradda Somali Airline.

Guddigaan ayaa la sheegay in ay ka shaqeyn doonaan, sidii mudda 30 sano kadib ah dib hawada loogu soo celin lahaa diyaaradda Somali Airline.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Fardowsa Osman Egal ayaa maanta magacowday gudiga dib u hawlgalinta Soomaali Airlines.

Mawduucyada:Gobollada