Video: Waa Maxay Caqabadaha Iyo Fursadaha Uu Haysto Madaxweyne Lafta Gareen? (Falanqeyn)

Madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa xilligan waxaa horyaalla caqabado badan oo u baahan in wax laga qabto, iyadoo sidoo kale uu haysto fursado aad u muhiim ah.

Professor  Maxamed Cali Kalaay oo arrimahan falanqeyn aynu kala sameennay wuxuu sheegay in Lafta Gareen ay ku xiran tahay shaqsiyaddiisa iyo sida uu wax u qaban karo.

Khilaafyada ka dhashay doorashooyinka ayuu sheegay in looga baahan yahay inuu wax ka qabto, islamarkaana xalliyo dadkii dartiid isku gaaray.

Halkaan hoose ka daawo:

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW