U bood dhigaalka

War-murtiyeedka Shirka Culimada Soomaaliyeed

Sheeko:Dalka

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka culimada Soomaaliyeed oo muddo afar maalin ah ka socday caasimadda.

Shirkaan oo ay soo qabanqaabisay dowladda faderaalka Soomaaliya, ayaa waxaa culimada ay uga hadlayeen doorkooda dagaalka ka dhanka ah ururka alshabaab, dhismaha hay’ad ay ku mideysan yihiin culimada Soomaaliyeed iyo arrimo kale.

Kulanka ayaa markii uu soo dhamaaday waxa ay culimada ka soo saareen war-murtiyeed ay ku cadeynayaan mowqifkooda arrimahaan.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka Shirka Culimada Soomaaliyeed

May be an image of text

No photo description available.

May be an image of text

May be an image of text

May be an image of text

May be an image of text

Goobjoog News