U bood dhigaalka

Wasaaradda Difaaca oo war ka soo saartay dagaalka ka socda gobalada dalka

Sheeko:Dalka

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo howlgallada ciidamada xoogga iyo shacabka deegaannada qaar ay ka wadaan maamulada Koonfurgalbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug.

War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in wasaaradda difaaca ay bogaadineyso shacabka iyo ciidanka dagaalka kula jiro alshabaab.

Wasaaradda ayaa sheegtay in howlgallada ciidamada dowladda iyo shacabka ay lagu faray in shacabka ay laba jibaaraan howlgalka.