U bood dhigaalka

Wasiirada Jubbaland Oo La Isku-shaandheeyey

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa isku shaandheyn ku sameeyey wasiiradiisa, iyadoo wareegto kasoo baxday xafiiskiisa lagu shaaciyey isku shaandheyntan.

Madoobe ayaa sheegay in la tashi uu la sameeyey ku xigeennadiisa iyo cid walbo oo ay arrintan quseyso, waxaana xilalkoodii waayay wasiirada qaar halka kuwo cusubna ay yimaadeen.

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada: