U bood dhigaalka

Xisbiga Wadajir Oo Eedeeyey DFS

Sheeko:Dalka

War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Wadajir ayaa lagu eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya, islamarkaana lagu sheegay in ay fursad siisay xubno Al-shabaab ah iney baneeyaan dilka hoggaamiyahooda, C/raxmaan C/shakuur.

Xisbiga ayaa sheegay in dowladda ay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo gacanta ugu NISA loo ogolaaday inuu dil ku xukumo hoggaamiye Shakuur waa sida qoraalka lagu xusay.

Wuxuu tilmaamay xisbiga Wadajir in la yaab ay ku noqotay markii ay arkeen muuqaal uu baahiyey Sheekh Xasan Daahir Aweys oo waliba u xiran dowladda isaga oo sheegaya in uu banaanyahay dhiigga C/raxmaan C/shakuur waa sida qoraalka lagu xusaye.

Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News