DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho Sheeko:War Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Maqaayada Geel doox oo ku taala Dhabarka danbe ee Guriga Hooyooyinka. 1 daqiiqo
Warbaahinta Masar oo billaabay barnaamijyo lagu taageerayo iskaashiga Soomaaliya iyo dalkaas Sheeko:Arrimaha Amniga Warbaahinta dalka masar ayaa billaabay barnaamijyo joogto ah oo ay ku taageerayaan heshiiska militari ee Soomaaliya iyo Masar, ayagoo baahinaya faallooyin iyo warbixinno ay cinwaan u yihiin Itoobiya way burburaysaa, Masar walaaleheeda iyo saaxiibadeeda istiraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Eritrea, Abii Axmed wuxuu jahwareeray iwm. 1 daqiiqo
Wararkii ugu dambeeyay weerarada ku socda Caasimadda Lubnaan Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil Sare ayaa u qaaday weerarada aan kala joogsiga laheyn ee ka socda caasimadda Lubnaan, iyada oo bartilmaameedsatay xarumaha kooxda Hezbollah ee taageersan Iiraan iyo keydadka hubkeeda. 1 daqiiqo
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo khodbad ka jeediyay kulanka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay. Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa khodbad dheer ka jeediyay kulanka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay, asagoo ka hadlay arrimo dhowr oo ay ku jiraan hormarka ay dowladdu gaartay ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, dagaalka ka dhanka ah Alshabaab, iyo dowlad wanaagga 2 daqiiqo
Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hortagay weerar ay Alshabaab ku soo qaadeen deegaanka lamber Konton Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 146-aad ee guutada 14-ka October iyo Ciidanka NISA ee deegaanka Lambar-konton ayaa si wadajir ah uga hortagey weerar ay Kooxda Alshabaab qorsheynayeen inay ku soo qaadaan deegaankaas. 1 daqiiqo
Sucuudiga oo dadaal dheer ugu jira sidii loo heli lahaa dowlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin Sheeko:Wararka Caalamka Boqortooyada Sacuudiga ayaa dhistay isbaheysi caalami ah oo ka shaqeyn doona sidii loo afjari lahaa dagaalka marinka Qasa, islamarkaana loo heli lahaa laba dowladood oo Israa’iil iyo Falastiin kala ah . 1 daqiiqo
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweyne Biden Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Mareykanka, Mudane Joe Biden, intii lagu guda jiray shirka guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York. 1 daqiiqo
Maqaal: Taageerada Kenya ee Soomaaliya: Fursad Cusub oo Caalami ah Sheeko:Maqaallada Goobjoog Madaxweynaha Kenya, Mr. Rutto, ayaa khudbadisii Shirka Qaramada Midoobay muujiyay taageero buuxda oo uu u hayo Soomaaliya, taasoo ka tarjumeysa xiriirka dhow ee labada dal.
Ra’iisul Wasaare xamse oo la filayo inuu khodbad ka jeedin doono kulanka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa khodbad ka jeediyay kulanka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay, wuxuu uga hadlay arrimo dhowr oo ku saabsan Soomaaliya iyo caalamka.
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay hoggaamiyaha militariga Suudaan Sheeko:XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta magaalada New York kulan kula yeeshay Madaxweynaha Suudaan Abdel-Fattah Al-Burhan Abdelrahman.
Madaxweynaha JFS oo xarunta madaxtooyada ku qaabilay qaar kamida dhallinyarada Soomaaliyeed Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa la wadaagay xaaladda dalka, qorshaha difaaca midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda, guulaha laga gaaray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta iyo dowlad-dhiska Soomaaliya.
Madaxweynaha JFS oo xarunta madaxtooyada ku qaabilay qaar kamida dhallinyarada Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa la wadaagay xaaladda dalka, qorshaha difaaca midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda, guulaha laga gaaray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta iyo dowlad-dhiska Soomaaliya. 1 daqiiqo
Madaxweynaha JFS oo darajada Sarreeye Gaas u dalacsiiyay Taliyaha Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Janaraal Sulub Axmed Firin
Dooni u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed oo ku gubatay xeebaha Cuman Dooni ganacsi oo lagu magacaabo “BLUE STAR” ayaa ku gubtay xeebaha dalka Cumaan xalay saqdhexe sida ay xaqiijiyeen ganacsato ku sugan Boosaaso. 1 daqiiqo
Munaasabad lagu tartansiinayay hal-abuurayaal ganacsi oo lagu qabtay magaalada Muqdisho Munaasabad lagu tartansiinayay hal-abuureyaal ganacsi oo ay si wadajir ah u taabba-geliyeen hay’adaha World Vision, iyo WFP oo kaashanaya ururka shaqa-doon ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Waa maxay halis ay wajahayaan ganacsatada aan ku jirin ceymisku? Soomaaliya waxaa ku badan dabka suuqyada iyo goobaha ka ganacsiga qabsada, kaas oo sababa khasare hantiyeed oo baaxad leh, ayadoo ay suurta-gal tahay in ganacsato badani ay ku tacab beelaan
Khasaare baaxad leh oo ka dhashay kaalin Shidaal oo ku gubatay magaalada Garoowe Khasaare hantiyeed oo baaxad leh ayaa ka dhashay dab fiidnimadii xalay qabsaday kaalin shidaal oo ku taalla bariga magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, ahna caasimadda dowlad goboleedka Puntland.
Diyaaradda Ethiopian Airlines oo Joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay dalka Eritrea Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa sheegtay Isniintii inay hakisay duullimaadyadii ay ku tagi jirtay kana soo degi lahayd caasimadda Eritrea ee Asmara laga bilaabo Sebtember 3, iyadoo ku sababaysay xaalado shaqo oo adag.
4:57 Madaxweyne Xasan oo Ku Baaqay Taageeridda Meelmarinta Dastuurka Dalka isaga oo Siweyn u Falanqeeyay Hayaanka Dowladnimo
3:28 Madaxweyne Xasan Sheekh “Guushani waa mid ku timid dadaal iyo halgan dheer oo ay soo wada galeen Hoggaamiyeyaal iyo Madaxweyneyaal kala duwan oo dalka soo maray burburkii kaddib ee ma’ahan shaqo shaqsi gaar ah qabtay.
Warbaahinta Masar oo billaabay barnaamijyo lagu taageerayo iskaashiga Soomaaliya iyo dalkaas Warbaahinta dalka masar ayaa billaabay barnaamijyo joogto ah oo ay ku taageerayaan heshiiska militari ee Soomaaliya iyo Masar, ayagoo baahinaya faallooyin iyo warbixinno ay cinwaan u yihiin Itoobiya way burburaysaa, Masar walaaleheeda iyo saaxiibadeeda istiraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Eritrea, Abii Axmed wuxuu jahwareeray iwm. 1 daqiiqo
Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hortagay weerar ay Alshabaab ku soo qaadeen deegaanka lamber Konton Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 146-aad ee guutada 14-ka October iyo Ciidanka NISA ee deegaanka Lambar-konton ayaa si wadajir ah uga hortagey weerar ay Kooxda Alshabaab qorsheynayeen inay ku soo qaadaan deegaankaas.
Maxay ka dhigantahay magacaabista Janaraal Asad Cismaan Diyaano ? madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu xilka Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed u magacaabay Janaraal Asad Cusmaan Cabdulaahi (Diyaano), oo badelaya Sarreeye Gaas SulubAxmed Firin oo kamid noqday Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ay fuliyeen ku dilay xubno ka tirsan ururka Alshabaab Howlgal qorsheysan oo si wada jir ah ay u fuliyeen Ururka 175-aad ee guutada 17-aad Gorgor iyo ururka 146-aad ee guutada 14-ka October oo ka wada tirsan Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu diley xubno ka tirsan ururka Alshabaab sida ay sheegtay warbaahinta dowladdu.
Maxay ka wada-hadleen masuuliyiinta difaaca Soomaaliya iyo Azerbaijan? Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbajan kulan kula qaatay dhigiisa dalkaasi Jenaraal Zakir Hasanov.