U bood dhigaalka

Ogeysiis: Shaqo Ka Bannaan Goobjoog Media Group

Sheeko:War

Goobjoog Media Group waxaa ka bannaan jago shaqo oo ah madaxa xafiiska Suuqgeynta waxay dooneysaana in la soo buuxiyo.

Goobjoog Media Group waa shabakad warbaahineed oo madaxbanaan xarunteeda dhexena ay tahay Muqdisho.

Shuruudaha laga doonayo soo codsadaha booskaan shaqo waxa ka mid ah:

  1. Inuu haysto shahaado jaamacadeed oo heerka koowaad ah ugu yaraan lana xiriirta maamulka, suuqgaynta, xiriirka dadweynaha ama wax u dhigma.
  2. Waa Inuu leeyahay khibrad shaqo oo dhan 3 sano.
  3. Inuu ku fiicanyahay xiriirka dadweyanaha.
  4. Inuu la shaqeyn karaa dad kala duwan.
  5. Inuu ku fiicanyahay xiriir ka dadka kale.
  6. Inuu yahay qof leh amaano dulqaad, shaqo wanaag.
  7. Waa inuu ku wanaagsanyahay luuqadaha English-ka iyo Soomaaliga haduu Carabiga yaqaanana waa ay ka sii fiicantahay.
  8. Waa inuu u kala safri karaa dhamaan dhulka soomaaliyeed.
  9. Waa inuu ku wanaagsanyahay adeegsiga computerka.

 

  • Meesha uu ka shaqaynaayo : Mugadishu
  • Soo gudbinta araaji qabashaduna waxay ku egtahay: 12 August

 

Hadaba qofkii daneynaya waxa uu arjigiisa ku soo dirayaa halkaan [email protected]

Ama [email protected]

Wixii faahfaahin ah waxaad kala xiriiri kartaa

Tel. 0619856605/0617658098