Dr. Maryan Qaasim Axmed

aaaaaaaaaaaaaaa

Wasiirka Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka: Waxaa ay dhalatay 1959, Waxaa ay ku dhalatay Baardheere., dhanka waxbrashada 1979-1983: Jaamacadda Umadda, Kuliyadda Daawada iyo Qaliinka. 1986: Siminar, Jarmalka ee Parlin Uviversity, Intii Holland ay joogtay, Waxaa uu dhigatay Katholic Universities Nijmegen, waxaa ay sidoo kale  2011-2012: Master in Public Health ka dhigatay Jaamacadda Warwick University, UK

Shaqada ay ka qabatay waxaa ka mid ah 1984-1986: Caawiye Macalin Jaamacadda Umadda, 198-1989: Dalka Yemen, Dhakhtar, Primary Health Care, Hey’ad Hollanad, Damaar.

November 18, 2010: Xukuumadii Ra’isul Wasaare Farmaajo, Maryan Qasim Ahmed waxaa loo magacaabay  wasiirka arrimaha haweenka iyo qoyska.

2012: Madaxda Xisbiga Tayo

November 4, 2012: Xukuumadii Ra’isul Wasaare Shirdoon waxaa Maryam Qasim loo Magacaabay  Minster of Social Developments

2016: Madaxa Fund Rising-ka ee Fursad Fund,, Waxaa ay Lataliye u tahay ra’isul Wasaare Cumar Cabdirashid arrimaha bulshada, Madax ka yahay tahay Carma, waxaa ay la shaqeysaa hey’ado ay ka mid yihiin UNICEF iyo WHO, Waxay kaloo Goodwil ambassador u tahay hey’ado badan, hadda ayaa loo magacaabay wasiirka gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka.