Akhriso: Dib u Dhac Kale Oo Ku Yimid Doorashada Madaxweynaha K/galbeed
Sheeko:Dalka

Dib u dhac ayaa mar kale ku yimid doorashada madaxweynaha maamulka K/galbeed, iyadoo ay doorashadu ka baaqatay 28-ka bishan.
Guddiga doorashada madaxweynaha K/galbeed ayaa sheegay in 5-ta bisha December ay doorashada dhici doonto.
Waxaa qoraalka guddiga doorashada K/galbeed soo saaray ku cad in howlaha doorashada si rasmi ah u bilaaban doonaan wixii ka dambeeya maalinta Sabtida ah.
Halkaan hoose ka Akhriso:
Goobjoog News