K/galbeed: Baarlamaanka Oo Codka Kalsoonida Ah u Qaadaya Wasiirada Cusub
Sheeko:Dalka

Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in golaha cusub ee wasiirada maamulka K/galbeed hortagaan baarlaaanka maamulkaasi.
Madaxweyne C/casiis Laftaga Gareen ayaa baarlamaanka ka codsan doona iney codkooda siiyaan wasiirada si ay waajibaadkooda u gutaan.
Codeynta ayaa ah mid gacan taag ah, iyadoo haddii ay wasiirada K/galbeed maanta gudbaan ay hortaallo shaqooyin aad u adag.
Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale
Goobjoog News