Akhriso: Magacyada 46 Dibad-baxe Oo Ku Eedeysan Dil, Dhac iyo Burburin Hantiyadeed
Sheeko:Dalka

Saldhigga degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir ayaa ka codsaday xeer ilaalinta iyo maxkamadda gobolka Banaadir in la siiyo 5 maalin oo ay ku soo baaraan dibad-baxayaal ku eedeysan dil, dhac iyo kharbudaad.
Dadkan ayaa lagu soo qabtay dibad-bax dhacay 13-kii bishan, waxaana halkaasi ku dhintay in ka badan 5 qof.
Akhriso: Qoraalka: