Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka
Sheeko:Dalka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan yeelanaya xaruntooda.
Ajendaha kulanka waa 3 qodob.
1.U codeynta Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga Musuqmaasuqa.
2.Akhrinta 3aad wax ka badelka Sharciga Batroolka.
3.Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka doorashooyinka.
Goobjoog News