Xisbiyada Siyaasadeed Oo Ka Digay Faragelin Ay DF iyo Shisheeyeba Ku Sameeyaan Doorashada Jubbaland Sheeko:Arrimaha Amniga War saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Xisbiyada kala ah Himilo Qaran, UPD, Wadajir, Ilays, Xisbiga Nabadda, ayaa waxay uga digeen dowladaha deriska qaarkood faragelinta doorashooyinka dowlad goboleedyada,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 5-aad Ee Golaha Shacabka Oo La Xiray Qoraal loo diray xildhibaannada golaha shacabka ayaa lagu sheegay inuu xiran yahay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya. war qoraal ah oo ka soo baxay guddoonka sare ee baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shaakir Oo Cabasho Ka Keenay Heshiiskii uu La Galay Kheyre Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir ayaa soo saaray warqad ay ku qoranyihin 6 qodob oo xadgudub ku ah heshiiskii Ahlu-sunna iyo DFS sida lagu xusay qoraalkaan. Warqadaan ayaa sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cayaarahu Waa Ganacsi: Horyaalka Ingiriiska Oo Ka Dakhli Badan GDP-ga Soomaaliya 2018 Dakhliga ka soo xarooday horyaalka dalka Ingiriiska ama Premier League ee sanadkii tagay waxaa uu ahaa ilaa £5.8 billion ($7.3 billion). Dakhliga ayaa ka yimid tikit-ka, waxyaabaha ay kooxaha soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Musharraxiinta Jubbaland Oo Shuruudo Ku Xiray Ka Qeybgalka Doorashada Musharraxiinta xilka madaxweyne ee Jubbaland, islamarkaana la baxay Midowga Musharraxiinta ayaa waxay shuruud ku xireen ka qeybgalka doorashada madaxweynaha. Wafdigii IGAD ee ay la kulmeen ayeey hordhigeen 8 qodob oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaali Ku Dhibaateysneyd Dalka Liibiya Oo Lagu Soo Celiyey Muqdisho Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo celisay 12 dhallinyaro oo rag iyo dumar isugu jira, kuwaasi oo muddo ku dhibanaa dalka Liibiya. Dhallinyaradan oo warbaahinta la hadlay waxay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Howlgal Miino Baaris Ah Ka Sameeyey Awdheegle, Shabellaha Hoose Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay howlgal miino baaris ah ka sameyeen degmada Awdheegle ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo ay shalay la wareegeen. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabellaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Isku Aadka Tartanka Xulalka Da’yarta Oo Lasoo Saaray,Soomaaliya Halkee Ku Jurtaa Xiriirka kubbadda cagta Bariga iyo bartamaha Afrika ee Cecafa ayaa soo saaray isku aadka tartanka xulalka da’yarta 15-jirada ee isla bishan August ku qabsoomaya wadanka Eritria. 11-wadan ayaa tartanka dhallinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Bixiyey Lacagta Dhismaha Garoonka Cabdulahi Ciise Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bixiyey lacag horay uu ugu balanqaaday dhismaha garoonka Cabdulahi Ciise ee magaalada Galkacyo, ee Galmudug. Qoraal kasoo baxay guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Xukun Ku Riday Nin Ingiriis Ah Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa xukun ku diray muwaadin Ingiriis ah oo horay loogu xiray arrimo la xiriira qal-qal gelinta amniga garoonka Aadan Cadde ee magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Ninkaasi waa …