Soomaaliya oo Mar Kale Kursi Ka Weysay Hoggaanka IGAD
Sheeko:Dalka

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Mr. Abiy Ahmed ayaa waxaa Workneh Gebeyehu u magacaabay xoghayaha guud ee IGAD.
Workneh Gebeyehu waxaa uu horay u soo noqday wasiirka gaadiidka, wasiirka arrimaha dibadda iyo madaxa UN-ka ee xafiiska Nairobi(UNON).
Magacaabista Workneh Gebeyehu waxaa ay ka dhigan tahay in guddoomiyenimada IGAD uu qaadan doono dalka Kenya.
Goobjoog News