Madaxweyne Farmaajo “Mashruuca Garoonka Stadium Muqdisho Waxaa Naga Taageeray Dowladda Norway Iyo Midawga Yurub”
Sheeko:Wararka Cayaaraha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray 30-Juun 2020 garoonka Stadium Muqdisho,isagoo sheegay in aad ugu faraxsanahay dib u soo celinta iyo qurxda maanta ka muuqata garoonka Xulka Qaranka,wuxuuna sheegay in ay u mahad celinayaan Dolwadda Norway iyo Midawga Yurub oo ka qeyb qaatay dhismaha iyo qurxinta gegida Muqdisho Stadium.
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Farmaajo Oo Sharaxaad Ka Bixinaya Soo Celinta Garoonka
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Furitaanka Garoonka Stadium Muqdisho
https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/warbixin-bahda-ciyaaraha-soomaaliya-oo-dowladda-kaga-mahad-celiyay-furitaanka-garoonka-stadium-muqdisho/