Madaxweynaha Jubaland Oo Soo Gaba-Gabeeyay Booqashadii Uu Ku Joogay Puntland Sheeko:Amniga Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gaba gabeeyay booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland intii u dhaxaysay 24 ilaa 27 Bishan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Saciid Deni Iyo Axmed Madoobe Oo Guul Iyo Horomar Ku Sheegay Shirarkii Ugu Qabsoomay Garoowe Warmurtiyeed kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in Muqdisho u iman doonaan shir wadatshi ah,iyaga oo intaa ku daray in intii ay ku wada hadlayeen Garoowe ay wada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shariif Xasan Sheekh Aadan “Doorashada 2020-201 Waa In Ay Ku Dhacdaa Si Nabadgalya Ah Oo La Isla Ogol Yahay ” Madaxweynihii hore Koonfur Galbeed sidoo kale mar soo noqday guddoomiyihii hore Baarlamaanka Sooomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa soo gaaray caasimada Mqudisho waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Oo Gaaray Caasimada Galmudug Wafdiga uu hogaaminaayo Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug,waxaana caasimada si heer sare ugu soo dhaweeyay guddoomiyaha Baalamaanka Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiirka Dhallinyarada & Ciyaaraha Puntland Ayaa Kulan La Qaatay Injineerka Gacanta Ku Kaya Dhismaha Garoonka Kubbadda Cagta Mire Awaare Ee Caasimada Puntland Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maamulka Puntland ayaa kulan la qaatay Injineerka Gacanta ku haya dhismaha Garoonka Kubbadda cagta Mire Awaare ee Caasimada Dowladda Puntland. Wasiir Jaamac Faarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo Xaqiijiyey Iney Muqdisho Iman-doonaan Warmurtiyeed kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in Muqdisho u iman doonaan shir wadatshi ah iyaga oo intaa ku daray in intii ay ku wada hadlayeen Garoowe ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug u Magacaabay Madaxweyne Qoorqoor Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa rabacadii Cabdicasiis Nuur Xuseen u magacaabay Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Galmudug, tallaabadan oo imaaneysa maalmo uun kadib markii uu…
12 daqiiqo Sheeko:War Falanqeyn Heshiiska dhusamareb-3 Ee dhexmaray DF iyo Galmudug, Koofur Galbed, HirShabelle iyo G. Benadir Inta aanan u gudbin falanqeynta heshiiska dhusamareb-3 ee 19ka Agoosto 2020, waxaan jeclahay inaan akhristayaasha qoraalkan xusuusiyo in Shirkii dhusamareb-1 gooni u ahaa DG-yada Galmudug, Puntland, HirShabelle, Koofur Galabed, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Goorma Ayey Madaxneyaasha Deni iyo Madoobe Iman-doonaan Muqdisho? Waxaa uu dib u dhac ku yimid booqasho lagu waday in maanta ay ku yimaadaan caasimadda Muqdisho madaxweyneyaasha Puntland Saciid iyo Deni iyo Jubbaland Axmed Madoobe , si maamulka Farmaajo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa magacaabay xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Galmudug. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu xusay in madaxweynaha uu Cabdicasiis Nuur Xuseen…