Daadir Amiin “Waan Ku Faraxsanahay Hanashada Horyaalka Heerka Koowaad Ee Soomaaliya ” Sheeko:Cayaaraha Kooxda Geeska Afrika ayaa ku guulaystay horyaalka heerka ee kubbadda cagta Sooamaliya 2019-2020 waxaana guusha u qaaday tababarahooda Daadir Amiin Cali oo sidoo kale ah macallin ku xigeenka kooxda Dowladda hoose… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Dowladda Masar oo Xabsiga Dhigtay Madaxii Ururka Ikhwaanul-Muslimiin Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa Jimcihii sheegay in ay xireen ku-simaha hogaamiyaha Ikhwaanul Muslimiin, Maxamud Ezzat, mar ay weerareen guri ku yaal Qaahira. Xarigga ayaa ah dhabar jabkii ugu dambeeyay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Ammaanka oo Muddada u Kordhiyey Xafiiska UNSOM Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobe ayaa muddo kordhin u sameeyey xafiiska howlgalka Soomaaliya ee UNSON, oo waqtigiisu ku egaa sanadkaan. Golaha oo kulan yeeshay maalintii Jimcaha ayaa qaraarka tirsigiisu yahay…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Ra’iisulwasaarahii Wadanka Japan oo Iscasilay Ra’isulwasaaraha Japan Shinzo Abe ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in uu iska casilayo jagadiisa sababo caafimaad xumo awgeed, isaga oo soo afjaray muddo xileedkiisa oo ah ra’iisul wasaarihii ugu mudada dheeraa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qoysas Kasoo Qaxay Suuriya oo Soo Gaaray Deegaannada Galmudug Waxaa saacadii la soo dhaafay soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug qoysas u dhashay wadanka Suuriya oo muddo dagaallo ay ka holcayaan. Qoysaskaan oo ka kooban rag habeen…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Fariin u Diray Shacabka Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo khudbad ka jeedinayey munaasabaddii furitaanka kalafadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah kuwaas oo Galmudug u qabsoomay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Waare oo Magacaabay Guddiga Soo Xulista Baarlamaanka Labaad Ee Hirshabeelle Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay gudduiga farsamo ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle, guddiga ayaana ka kooban 11 xubnood. Madaxweyne Waare waxaa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamullada Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed oo Taageeray Go’aamadii Garowe Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Hirshabelle, iyo Galmudug, ayaa Taageeray Go’aanka shirka Wadatashiga Garoowe ay ku yeesheen Puntland Iyo Jubbaland, kaddib Shir Qadka enternetka . Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha Ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Wasiirradda Oo Ansixiyay Hab-raaca Hoggaanka Hubka Iyo Rasaasta Ciidanka Xoogga Dalka Golaha wasiirrada xukuumadda xil gaarsiinta dalka, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen hab-raaca hoggaanka hubka iyo rasaasta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay golaha usoo…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Turkiga Oo Gaadiidka Gaashaaman Ku Wareejiyay Dowladda Soomaaliya Sii haya Xilka Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda ayaa Maanta si rasmi ah ula wareegay Gaadiidka Gaashaaman oo Dowladda Turkiga ay ku deeqday Soomaaliya. Munaasabad kooban oo lagu qabtay Dekadda Muqdisho…