Saaxiibada Guddoomiyihii Hore Kooxda Elman Ayaa Soo Dhaweeyay Ka Mid Noqoshada Musharaxiinta Xiriirka Kubbaddda Cagta Sheeko:Cayaaraha Bishii April 2020 waxaa shaqada maamulka kooxda Elman ka tagay Cabdirisaaq Faarax Cumar (Garooje) oo ahaa guddoomiyihii hore naadiga waxaana bilooyinkii la soo dhaafay soo baxay warar sheegaya in guddoomiyaha uu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Furitaanka Jaamacadaha Kahor, Digniin Ku Aaday Hirka 2aad ee COVID-19 Waxaa bisha 9aad furmaya jaamacadaha iyada oo lagu wado in areydu tagaan fasalada markii ugu horeysay muddo sanad ku dhow oo ay qaab online ah wax ku baranayeen. Dalka UK,…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Deni oo Magacaabay Xubno Ka Tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ee Puntland Madaxweynaha Dowlad Goboleedkab Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 55 August 29, 2020, ku magacaabay xubno ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Maxay Kawada Hadleen AMISOM iyo Maamulka Galmudug? Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Midowga Africa ee AMISOM Francisco Madera. Labada masuul ayaa kawada hadlay Xiriirka AMISOM iyo dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Goodax Barre oo Ku Dhawaaqay Waqtiga La Shaacin Doono Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad Siihayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare la shaacin doono asbuuca soo aadan. Wasiirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa dib ugu soo laabtay maanta Muqdisho kadib safar shaqo oo ay ku tageen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulankii Golaha Wasiirrada Puntland? Kulanka Golaha Wasiirada Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Dani ayna soo xaadireen Dhammaan Wasaaradda kala duwan ee Puntland iyo hay’adaha dowliga ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Dhuusamareeb Ka Daahfuray Mashruuca Biyoole Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga daah-furay mashruuca “Biyoole” oo ah mashruuc ka shaqayn doona horumarinta dhinacyada: Biyaha, Beeraha,Deegaanka iyo Daaqa,…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro:-Gurbiye iyo Abuuja Oo Xarigoodii Uga Hadlay Tababarka “Suxufiyiinta Soomaaliyeed & Nidaamka Cadaaladda” Tababar ay soo qabanqaabiyeen Goobjoog Media Group iyo hey’adda qareenada Garmaal ayey maanta markii ugu horeysay waxaa xarigoodii sharci darrada ahaa ka hadlay weriyeyaasha Cabdicaziz Gurbiye iyo Maxamed Abuuja oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Goobjoog Media Group Ayaa Muqdisho Ugu Qabatay Qaar Ka Mid Ah Weriyayaal Tababar La Xiriira Nidaamka Cadaaladda & Dembiyada Ujeedka Guud ee Seminarkan ayaa ahaa sidi Suxufiga ka shaqeya gudaha dalka uga gaashaman laja dembi lagu so oogo, iyo sidi ila tacaamuli ahaa Hey’adaha Garsrooka Dalka oo qaar ka…