Rooble Oo Wasaaradaha Amray In Aan Isbadal La Sameyn Xilliga Kala Guurka Sheeko:Amniga Ra’iisul wasaare Rooble oo qoraal soo saaray goordhaw ayaa faray golahiisa wasiirada in aanay soo saari karin go’aanno cusub oo aan fasax looga heysan xafiiskiisa . Rooble ayaa go’aankaan gaaray… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Feysal Cali Waraabe ” Wadahadaladii Somaliland waan joojineynaa” Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo maanta ka qeyb galay doorashooyinka isku sidkan ee Somaliland ayaa sheegay in ay somaliland wadahadaladii ay kula jirtay soomaaliya ay joojineyso . Feysal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Dil U Geystay Qof Shacab iyo Banaanbax Ka Dhashay Oo Ka Socda Jowhar Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in goordhaw askari ka tirsan ciidamada dowladda uu dil halkaas ugu geystay qof shacab ah . Askariga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Kadib Codbixintooda, Madaxweyne Biixi iyo Guddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Ahmiyadda Doorashada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga WADANI ayaa saaka ka qeyb galay doorashooyinka isku sidkan ee golaha deegaanka iyo baarlamaanka . Muuse Biixi oo warbaahinta la hadlay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Somaliland: Dadweynaha Oo Goobaha Codbixinta U Dareeray Saaka In kabadan halmilyan oo qof ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta Somaliland, xilli ay maanta bilaabatay dorashooyinka golaha deegaanka iyo golaha wakiillada. Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in dadka ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble oo Bilaabay Fulinta Heshiiska, Magacaabana Ergo Soo Saarta Guddigii Muranka Dhaliyey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa guuddi u magacabay guddiga lagu muransan yahay ee arrimaha doorashooyinka . Rooble ayaa guddiga oo ka socda golaha wasiirada waxa uu u xil…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Itoobiya: Banaanbax Mareykanka Looga Soo Horjeedo Oo Ka Socda Caasimadda iyo Magaalooyin Kale Waxaa magaalooyinka Dhagaxbuur iyo iyo Addis Ababa ka socda bananbaxyo balaaran oo looga soo horjeedo mareykanka iyo rer galbeedka. Banaanbaxyadan oo ay dhigayaan dadweynaha ku nool deegana hoostaga DDS iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeyay Doorashooyinka Somaliland Oo Berri Bilaabanaya Waxaa deeganada Somaliland 24 saac kadib ka bilaabmaya doorashooyinka golaha wakiilada Somaliland oo mudda dheer kadib ka dhacaya deeganada maamulkaas. In ka badan hal milyan oo qof ayaa lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirkii arimaha gudaha ee Galmudug oo shaqada laga ceyriyey kadib lagu eedeeyey shaqo gudasho la’aan. Waayeel ayaa laga diray shaqada kadib markii uu si iskiis ah u dhisay golaha deegaanka Balanballe taas oo ay ka hor yimaadeen Madaxweyne Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Hoos Ka Akhriso…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Ka Digay Wadashaqeyn La’aan Ka Dhalata Heshiiskii Doorashada Dowladda mareykanka ayaa soo dhaweysay heshiiskii doorashada ee ay dowladda federaalka iyo maamul gobaleedyada saxiixeen 27 May, iyadoo ku baaqday in ay u dhacdo doorashada baarlamaanka iyo madaxweynaha si hufan…