Jamaacadda Carabta Oo Soo Dhaweysay Soo Laabashada Xiriirka Diblomaansiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya Sheeko:Arrimaha Amniga Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay xiriirka diblomaansiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya iyo in dib loo soo celiyo saaxiibtinimadii , Is-ixtiraadimadda madax banaanida labada dhinac . Afhayeen u hadlay Ururka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mustaqbal Radio oo Dacwo Ka Gudbiyey Fahad Yaasiin iyo Cabdinuur, Muxuu Ka Yiri Abuukataha? Warbaahinta Mustaqbal Radio ayaa gudbisay cabasho ka dhan agaasimaha NISA Fahad Yaasiin iyo agaasime ku xigeenka Villa Somalia Cabdinuur Maxamed Axmed. Sida ku cad warqad ay aragtay Goobjoog News, asbaabta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Afrika oo Ku Baaqay in Lala Shaqeeyo Ergeygeeda Dhexdhexaadinta Soomaaliya, Waa Kuma Mahama? Madaxa midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa waxaa uu ku dhawaaqay in ergayga wada haddalada Soomaalida loo magacaabay madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani Mahama, ninkan ayaa hoggaamin doona wada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Imaaraadka oo Itoobiya u Dhisaya Dekad, $1 billion Ku Bixinaya Jidka Somaliland ilaa Dariskeeda Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ee DP World ayaa waxaa ay $1 billion ku bixin doontaa dhismaha jidka dekadda Berbera iyo Itoobiya. DP World oo khamiistii heshiis la gashay wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’isul wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya oo Geeriyoodey Waxaa caasimadda Muqdisho ku geeriyoodey ra’isul wasaare ku xigeenkii Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Ismaaciil. Cabdullahi Sheekh oo sidoo kale ahaa Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka 10-aad waxaa uu ahaa diblomaasi waqti dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qatar oo Mareykanka Garab Ka Heysata oo Farmaajo Ku Qasabtay inuu Ka Laabto Muddo Kordhinta Ra’isul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka arrimaha dibadda Qatar Maxamed Bin Cabdiraxmaan Aala taahni oo wareysi gaar ah siiyey Al-Jazeera ayaa sheegay sida ay aheyd warqadaha Amiirka Qatar u kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amiir Tamiim oo soo dhoweeyey soo noqoshada xiriirka Diblomaasiyadda ee Soomaaliya iyo Kenya Amiirka Qatar ayaa soo dhoweeyey soo noqoshada xiriirka diblomaasiyadda ee Soomaaliya iyo Kenya isaga oo ku ammaanay Farmaajo iyo Uhuru go’aanka xikmadda ku saleysan oo geesinnimada leh. Amiir Tamiim waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada oo Baxay Furimaha iyo Jidadkii oo La Furay Waxaa goordhow la qaaday ciidankii badbaado qaran ee ku sugnaa qeybo ka mid ah bariga iyo Koonfurta Muqdisho. Ciidamada oo joogay Mirinaayo ee bariga ah iyo degmada Howlwadaag ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya iyo Kenya oo Soo Celiyey Xiriirka Diblomaasiyadda Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u soo celisay xiriirka diblomaansiyadeed ee kala dhaxeyaya dowladda Kenya . Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaalada oo shir jaraa’id warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga G7 oo Ku Hanjabay Iney Badali-doonaan Sida ay ula Dhaqmaan Soomaaliya Dalalka la isku dhaho G7 oo shir yeeshay ayaan ka hadlay xaaladaha dalal badan oo ay Soomaaliya ku jirto. Dalalkan Canada, France, Germany, Italy, Japan, the UK iyo Mareykanka ayaa…