Jubbaland: Dadweynaha oo u Codeeyey Hal Deegaan Doorasho Sheeko:Arrimaha Amniga Dadka waxaa ay qabaan in doorashada dalka ka dhaceysa Soomaaliya gaar ahaan tan Jubbaland lagu kobo hal deegaan doorasho. Codbixin dhanka Twitterka ah oo ay qabatay Goobjoog News waxaa ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galgaduud: Khasaaro Ka Dhashay Weerar Ka Dhacay Balanbale Wararka naga soo gaarayo degmada balanbale ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in xalay xilli dambe kooxa hubeysan ay weerar ku qaadeen dad shacab ah oo deegaanka ku sugna . Wariyayaasha Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulaankii Qoor Qoor, Deni, Lafta-gareen iyo Abdirahman Abdishakur Kulan aan la shaacin ayaa xalay mid ka mid ah Hotelada magaalada muqdisho ku dhex maray madaxweeynahayaasha Galmudug, Puntland , Koonfur galbeed iyo siyaasi Abdirahman Abdishakur, Illa xog ogaal ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Xayiraado Ku Soo Rogaya Ethiopia Dowladda Mareykanka ayaa xayiraado ku aaddan xadidda Fiisooyinka ku soo rogaya Itoobiya taas oo la xiriirta colaaddii ka dhacday gobolka Tigray iyo dhibaatoobinka welli gobalkaasi laga soo warinayo . Kumanaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laascaanood: Weerar Lagu Qaaday Xarumaha Xisbiyada Somaliland Wararka naga soo gaarayo magaalada Laascaanood ee gobalka Sool ayaa sheegaya in xalay rag hubeysan oo aan heyd tooda la aqoon ay weerar ku qaadeen xarumaha magaaladaasi ay ku leeyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga Doorashooyinka Oo Maalintiisi Seddaxaad Galay Waxaa maalintiisi seddaxaad furmaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka , oo shalay magaalada Muqdisho uga bilawday madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Shirka oo uu shir guddoominayo…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Xasan Sheekh oo Rajo Ka Muujiyey Shirka, Kuna Baaqay in La Taageero Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud ayaa soo dhaweyay shirka madaxda dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada uga socda Afisyooni. Xasan sheikh ayaa rajo ka muujiyay shirka isagoo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsade La Weysana Oo Meydkiisa La Helay Meydka Ganacsade Soomaaliyeed oo in mudo ah la waysana ayaa laga helay tuulo banaanka ka ah Magaalada Nairobi. Ganacsadahaan oo lagu magacaabo Bashiir Maxamuud Gaboobe ayaa maydkiisa laga helay meel…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Olalaha Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Bilaabmaya Waxaa maanta deeganada Somaliland ka bilabmaya Olalaha doorashada, xisbiyada siyaasadee Ee Somaliland, iyadoo guddiga doorashada Somaliland ay shaaciyeen Jadwalka ololaha . Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay maaanta oo Axad ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Afisyooni Oo Maalintiisi Labaad Galay Waxaa maalintiisi labaad furmaya shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka , oo shalay magaalada Muqdisho uga bilawday madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda dowlad gobaleedyada dalka . Shirka oo uu shir guddoominayo…