Mooge Oo Loo Badinayo In Uu Noqdo Maayarka Hargeysa Sheeko:Arrimaha Amniga Maayarkii hore ee magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa sheegay in uu musharax Cabdikarin Axmed Mooge uga tanaasulay xilka maayarnimada magaalad Hargeysa . Saltelco ayaa sheegay in kadib soo jeedin… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dab Khasaaro Geystay Oo Ka Kacay Suuqa Weyn ee Magaalada Boosaaso Wararka naga soo gaarayo magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in xalay xilli dambe uu dab xoogan ka kacay suuqa weyn ee magaalada. Ciidamada dab damiska iyo shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Naftali Bennett Oo Loo Doortay Ra’iisul Wasaaraha Cusub Ee Isreal Ra’iisul wasaaraha Isreal Benjamin Netanyahu ayaa cod aqlabiyad leh lagaga adkaday kaday kadib 12 sano oo uu maamulayay xukuumadda Tel Aviv. Naftali Bennett ayaa loo dhaariyay ra’iisul wasaaraha cusub ee…
3 daqiiqo Sheeko:War Maskax Qul-qul ama Maskax Haajir Wixii ka dambeeyey dagaal kii koowaad iyo kii labaad waxa ay dunidu ku baraarugtay qatar weyn oo loogu magac daray maskax haajir (Brain drain), oo ah in dalalkii dagaaladu saameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqoon Is-weydaarsi Looga Hadlayey Doorka Haweenka Ee Ka Qeyb-galka Siyaasadda Oo Lagu Qabtay Hobyo Aqoon iswaydaarsigaan oo ku saabsanaa kor u qaadida kaqaybgalka siyaasada haweenka ayaa lagu qabtey magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug. Qaybaha bulshada oo kakooban Haweenka, dhalinyarada iyo odayaasha dhaqanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxda Farsamada Doorashooyinka Iyo Xubno Ka tirsan Q.M oo ka Wada-hadlay Doorashooyinka. Magaaalada Muqdisho waxa maanta oo Axada ah kulan ku yeeshay kooxda Farsamada Arrimaha doorashooyinka ee uu dhawaan Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno ka socday Q.M. Inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliska ” Waxaan Gacanta Ku Dhignay Dad Sifo Sharci Darra ah Loogu Dhoofinayay Muqdisho. Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay dad lagu dhoofinayay sifo sharci dara ah. Afhayeenka Sadiiq Aadan Cali Ciidanka Booliska ayaa sheegay in howlgal gaar ah ay fuliyeen ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo Oo Markale Faragalin Ku haya Guddiga Doorashadda Gobolada Waqooyi. Warar lagu kalsoonyahay sheegaya in hawlihii Guddiga kala saarista iyo xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee cabashooyinka laga soo gudbiyey, gaar ahaan kuwii Somaliland uu soo dhexgalay Farmaajo taas oo caqabad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga G7 oo Beesha Caalamka ugu Baaqay Wax Ka Qabashada Xasuuqa Abiy Axmed ee Gobolka Tigey Kulanka kooxda G7 ayaa saacadihii tagay lagu soo qaaday xaaladda gobolka Tigreyga ee dalka Itoobiya isaga oo la dhalceeyey waxa ka socda. Charles Michel oo madax ka aha golaha Yurub…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Habraaca iyo Shuruudaha Loo Dejiyey Xulista Ergada, Odeyaasha iyo Bulshada Rayidka ah Heshiiskii 27-kii May ee Afisyooni ay ku saxiixdeen dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada waxaa la socday habraacyo ku saabsan sida loo xulayo ergada, odeyaasha dhaqanka iyo xataa xubnaha bulshada…