U bood dhigaalka

Sareedo Maxamed Oo Loo Doortay In Ay Ka Mid Noqoto Aqalka Sare

Sheeko:Amniga
Sareedo Maxamed Xasan ayaa ku guuleystay kursiga Kow iyo tobanaad ee doorashada Aqalka sare ee Puntland.

Senatorka 11aad ee Puntland kasoo baxay Sareedo Maxamed Xasan “Jeyte” ayaa ku guulaystay kadib markii Fartuun yuusuf jaamac ay tartanka isaga hartay iyada oo cod gacan taag ah oo barlamaanka puntland u qaadeen ka heshay wadar ogol 64 Cod .

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga Kow iyo tobanaad ee aqalka sare.

Goobjoog News