Warbixinta Hay’adda Horumarinta Maareynta Dalka (MIND)
Sheeko:Dalka
![](https://goobjoog.com/content/uploads/2022/05/WhatsApp-Image-2022-05-26-at-6.06.01-PM.jpeg)
Hay’adda Maareynta Horumarinta Dalka (MIND) oo fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa maanta soo saartay talooyin ku saabsan arrimaha hortebinta u leh Madaxweynaha Cusub Ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.