Hay’adda Maareynta Horumarinta Dalka (MIND) oo fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa maanta soo saartay talooyin ku saabsan arrimaha hortebinta u leh Madaxweynaha Cusub Ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.