U bood dhigaalka

Guddomiye Adan Madoobe oo la kulmay laamaha Ammaanka Xudur

Diseembar 13, 2022

Guddoomuyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan la qaatay laammaha ammaanka magaalada Xudur.

Kulankan ayaa waxaa goobjoog ahaa saraakiisha ciidanka xoogga qeybta 60-aad guutada 9-aad ee ku sugan degmada Xudur Gobolka Bakool.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa kala hadlay saraakiisha sidii loo dardargelin lahaa dagaalka ka dhanka ah ururka Al-shabaab.

Goobjoog News