U bood dhigaalka

Muxay Ka Wahadleen Ra’iisulwasare Ku-xigeenka Dalka iyo Ku- xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay?

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Nabadda ee Qaramada Midoobay Jean-Pierre Lacroix.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay nabadda Iyo xasilloonida Soomaaliya Iyo guud ahaan geeska Africa.

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka waxaa kulanka kala qayb galay Danjiraha JFS ee Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa, La taliyaha Amniga Ra’iisal Wasaaraha XFS Mudane Kamaal Daahir Guutaale iyo Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Soomaaliya Mudane Maxamed Amiin Sheikh.